På legimus.se använder vi kakor (cookies) för att webbplatsen ska fungera på ett bra sätt för dig. Läs mer om kakor
Jag Accepterar
  1. Använda Legimus
  2. Appen Legimus
  3. Läsa
  4. Våra medier
  5. Vanliga frågor
  6. Lästips
  7. För bibliotek
  8. Student
  9. Barn och unga
  10. Lättläst
  11. Andra språk
    1. Arabiska / اللغة العربية
    2. Bosanski/hrvatski/srpski
    3. Engelska/English
    4. Finska / Suomi
    5. Franska / Français
    6. Japanska/日本語訳
    7. Jiddisch / אידיש
    8. Kinesiska (förenklade tecken)/中文(简体)
    9. Kinesiska (traditionella tecken)/中文(繁體)
    10. Lulesamiska / Julevsámegiella
    11. Nordkurdiska / Kurmancî
    12. Nordsamiska / Davvisámegiella
    13. Persiska / فارسی
    14. Polska / Polski
    15. Romani / kelderash
    16. Romani / Romane
    17. Ryska / Русский
    18. Somaliska/Soomaali
    19. Spanska / Español
    20. Sydkurdiska / Sorani
    21. Sydsamiska / Åarjelsaemien
    22. Tornedalsfinska / Meänkieli
    23. Turkiska / Türkçe
    24. Tyska / Deutsch
  12. Om webbplatsen
  13. Mina sidor
Sökfilter
Start för innehåll

Somaliska/Soomaali

Qoraal oo af soomaali

MTM haddii aan nahay aniga waxaa deyn ahaan ku bixinaa buugta lagu waafajiyay adiga oo wax akhriska naaqus ka ah. Wax akhriska naaqus ka ah waxaa laga wadaa in adiga buug qoran aadan akhrinkarin haddii si un laguugu waafajin. Akhris naaquus waxaa tusaale ahaan mid ahaankaro:
• Qof araggiisu liito
• Qof naafo ah
• Qof garaadkiisa dhimanyahay
• Qof wax akhrista iyo wax qorida ku adagtahay
• Naafo qalliyan[autism]
• Naafo qalliyan [ADHD]
• Cudur ku dhaco maskaxda[demenssjukdom]
Lagu ma xisaabiyo akhris naaqus adiga haddii iswiidhishka yahay luqadaada labaad. Haddii adiga luqadaada hooyo xitaa ugu adagtahay inaad akhrisid oo akhris naaqus sabab u tahay adiga waad deynsankartaa buugta la dhegaysto oo ah iswiidhish iyo luqado kale.

Waa maxay buugta la dhegaysto?

Buugta la dhegaysto waxaa loo suubiyaa si ku waafaqsan Sharciga xuquuqda asalnimada. Wa la akhriyay oo codahaan la soo duubay oo ku quseyso adiga oo akhriskaada naaquska yahay. Buugagteena la dhegaysto qaarkood waxey leeyahiin dhawaaq iyo qoraal. Adiga waxaad arkii kartaa qoraalka iyo sawirka oo kombiyuutarka ama shaashada telefoonka gacanta iyo isla markaa dhegaysankartaa.

Deynsashada buugta la dhegaysto

Dhammaan maktabada ku yaal Iswiidhan weey deymiyaan dadka buugta la dhegaysto. Adiga buugtaas waxaa deynsan CD ahaan, USB ahaan ama kaarka wax keedinta. Adiga ma u baahnid warqad caddeyn oo waxaa kugu filan inaad u sheegtid inaad dooneysid buugta la dhegaysto. Waxaa markasto lagu deynsan bilaash. Weeydii shaqaalaha, ayaga baa fadlan adiga ku caawin.

Ku soo shubashada kombiyuutarka buugta la dhegaysto

Adiga toos baa kombiyuutarka ugu shubankartaa buugta oo tusaha Legimus. Maktabada baa adiga kaa caawin suubsashada magaca isticmaalka iyo lambarka sirta iyo sidaa suubineysid. Ogow inaad adiga u baahantahay lambarka aqoonsiga shaqsiga oo Iswiidhan sidaa kombiyuurka ugu soo shubankartid. Haddii aadan haysan adiga buugtaas waxaad ku deynsankartaa CD ahaan ama USB ahaan oo maktabada.

Akhrinta buugta la dhegaysto

Adiga buugta la dhegaysto dhowr si oo kala duwan baa u akhrinkartaa: maskiinka buugta la dhegaysti, kombiyuutarka, telefoonka gacanta ama kombiyuurada yar oo gacanta lagu qaato
Haddii aad dooneysid inaad isticmaashid telefoonka gacanta ama kombiyuutarada yar oo gacanta lagu qaato waxaad isticmaali barnaamishkeena[appka] la dhaho Legimus. Waa bilaash. Adiga waxaad barnaamishkaas ku gali koontada maktabada kuu suubisay. Waa qasab inaad adiga haysatid lambarka aqoonsiga shaqsiga oo iswiidhishka sidaa buugta ugu akhrisankartid barnaamishkaas.
Haddii aadan haysan lambarka aqoonsiga shaqsiga oo iswiidhishka adiga buugta waxaad ka deynsankartaa maktabada, oo barnaamishka ku soo shubankartaa telefoonka gacanta iyo ka dhegaysankartaa app kale ama barnaamishkale.

Buugta oo farta dadka indhaha la’

Anaga waxaa xitaa naga deynsankartaa buugta oo farta dadka indhaha la’ oo dhowr luqadood. Nala soo xiriir sidaa uga mid noqotid dadka deynsado buugta oo farta dadka indhaha la’.

Buugtee baa la deynsankara?

Legimus baa adiga ka arkii kartaa buugta la dhegaysto iyo buugta oo farta dadka indhaha la’ oo la deynsankaro. Meeshaas waxaad xitaa ka heli buug oo habkale u suubsan. Anaga waa kaa caawinkarnaa inaa buug wadamokale lagaaga soo deymiyo.
Legimus waxaad ka heleysaa

www.legimus.se

Telefontider idag

Svarstjänsten

09:00-12:00, 13:00-15:00Tel 08-580 02 710E-post: info@mtm.se

Punktskrifts- och prenumerationsservice

09:00-12:0008-580 02 720E-post: punktskrift@mtm.se
Senast ändrad: 2017-03-09 | Legimus